Adiga Ahow,Dantaadana ka Raac
Buugga la yidhaahdo “Kiliila wa Dimna” ayaa lagu qoray sheeko ku saabsan Tuke iyo Qooley. Tuke ayaa arkay qooley socanaysa;wuxuuna u bogey socodkeedii.Kolkaas ayuu doonay inuu sideeda oo kale u socdo. Wuxuuna goostay inuu sidaas u socdo. Muddo markuu isku rafaadiyay inuu sideeda oo kale u socdo,ayuu ogaaday inaanu sidaas u socon karin;wuxuuna goostay inuu …