Haka Tegin Karaamadaada

Ayaamihii Ingiriisku gumeysanayey Hindiya (1858-1947) ayuu sargaal Ingiriis ahi wajiga ka dhirbaaxay nin Hindi ah. Markaasuu Hindigiina feedh dhulka ugu tuuray sargaalkii. Wuxuuna ku noqdey Janankii xukumayey,ugana waramay waxa dhacay. Wuxuuna ku yidhi, “Taliye, daldal ninka Hindiga ah;wuxuu ku xadgudbey boqorka weyn ciidankiisa.” Laakiin Janankii ayaa ku yidhi sargaalkii, “50,000 ee rubi qaad oo raaligelin …

Haka Tegin Karaamadaada Read More »