Damiin Ma Jiro
Waxaa la sheegaa in iskuul ku yaallay degmo yar ay gaadhay warqad sheegaysa in kormeer loogu iman doono iskuulka,kaasoo ka imanaya Wasaaradda Waxbarashada dalkaas;nin wax barashada iskuulka baadhayana usoo dirayso. Kormeerihii waxbarashada iskuulka degmada qiimeynayey ayaa degmada aaday. Markii uu marayo afaafka degmada laga galo ayuu baabuurkii ka xumaaday;wuxuuna kor u qaaday daboolka hore(hood) ee …