Mahadsanid Waa Hadal Fiican
Mahadsanid waa eray wanaagsan oo mudan in la adeegsado. Makhaayadaha shaaha ee meesha aan joogo marka wax laga dalbanayo saf ayaa lagalaa markaas ayaa shaah iyo wixii kale eed rabto la dalbadaa. Qofka irridda soo horgalaa qofka ka danbeeya ayuu ka qabtaa,kaa soo isna mahadceliya(thanks). Laba dhacdo ayaan la kulmay sannadkan mar aan galay makhaayad …