Qolo maad tahay?
Qolo maad tahay? Ma aqaanno. Su’aashaas iyo jawaabteeduba waxay soo foodsaari doonaan jiilalka danbe ee Wadadama Galbeedka (North America, Europe, iwm) ku noolaan doona. Soomaalida ku noolaan doonta Wadamada Galbeedku waxay la kulmi doonaan su’aashaas kor ku xusan; jawaabteeduna way ku adkaan doontaa. Abtirsiga Soomaalidu wuxuu ka bilowdaa aabaha; wuxuuna ku dhamaadaa meesha u danbeysa …
